Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi (Daawo Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta booqasho ku tegay dalkaas. Biixi oo ka hadlay kulankan ayaa sheegay in isaga iyo Abiy Ahmed ay ka wadahadleen xiriirka labada dal ee Itoobiya iyo Somaliland, sida uu yiri iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirkaasi … Continue reading Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi (Daawo Sawirro)